Al Shabaab oo Shaacisay magaca iyo Qabiilka ninkii isku qarxiyay Cabdullaahi Waafoow

Qarax ismiidaamin ah uu fuliyay nin jirkiisa waxyaabaha qarxa kusoo xiray ayaa 27-kii bishii hore ee July lagu dilay guddoomiyihii magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose Cabdullaahi Waafow iyo xubno kale oo la joogay. Al Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda qaraxan lagu dilay guddoomiyihii magaalada Marka, waxa ayna sheegeen Al Shabaab in masuulkan muddo fog … Continue reading Al Shabaab oo Shaacisay magaca iyo Qabiilka ninkii isku qarxiyay Cabdullaahi Waafoow